Badbaado + Adkaysi Oregon

Authored By: Oregon Health Authority

Badbaado iyo adkaysi leh, bulshada dhexdeeda. Inta aan wajahayno cudurka karoonafaariska (COVID-19), wadajir ahaan, waa wax iska cad in aan adkaysi xoogan aynu leenahay goorta aan kuwada jirno bulshada — xitaa haddii aan masaafo isu jirno. Si jaaliyaddeena aan uga caawinno in ahaadaan kuwo badbaadsan oo caafimaad qab ah, boggan interneetka waxaad si maalin la ah aad uga heli doontaa wixii xog ah, illooyin iyo wixii macluumaad ah ee soo cusboonaada. Fadlan marwaliba dib ugu soo noqo si aad u hesho taageerida adiga iyo qoyskaaguba aad u baahan tihiin.

Last Review and Update: Apr 23, 2020
Volver arriba