OregonLawHelp.org

ILAALINTA IJAARTAHA LAGA BILAABO LUULYO 1, 2021 (SB 282 & SB 278)

Authored By: Oregon Law Center
Read this in:
Arabic / العربية
Chuukese / Chuuk
English
Spanish / Español
Marshallese / Kajin M̧ajeļ
Russian / Pусский
Samoan / Gagana Samoa
Tongan / Tonga
Vietnamese / Tiếng Việt
Chinese (Simplified) / 简体中文

Sharciga joojinta iska saarida guriga ee Oregon ayaa joogsaday Juun 30-keedii, 2021. Waxaa jira wakhti dheeraadka ah oo la isa siiyay ‘grace period’ oo loogu talagalay ijaarka wakhtigii la bixin lahaa la soo dhaafay ‘back-due rent’, laakiin laga bilaabo Luulyo, ijaartayaashu waa in ijaarka ku bixiyaan waqtigii loogu talagalay ama wajahaan iska saarida guryaha oo la xiriirta bixin la’aanta lacagta ijaarka. waxaa jirta caawimaad la helayo.

Soo dejiso PDF-ka 1-bog ah ama ka akhri internetka

Last Review and Update: Jul 19, 2021