Housing
Click on one of the issues below to get answers to legal questions, sample forms, and information about the courts, lawyers and social service organizations that provide services related to Housing.
ILAALINTA IJAARTAHA QAARKOOD OO JOOGSANAYSA KA DIB JUUN 30, 2022
Tan iyo Luulyo 1, 2021, ijaartayaashu waxay awoodeen in joojiyaan iska saarida guryaha ee la xiriirta bixin la’aanta lacagta ijaarka iyaga oo mulkiiyaashooda guryaha siinaya caddeyn qoraal ah oo sheegaysa in ay codsadeen taageerada dhanka ijaarka. Haddii caddeyn la bixiyay ka hor inta uusan mulkiilaha gurigu gudbinin kiiska iska joojinta ijaarka, mulkiilaha guriga looma oggolaanin in uu gudbiyo kiiska iska saarida guriga ilaa codsigu yahay mid aan hadda ka dib go’aankiisa la sugayn, ama ilaa laga gaarayo Oktoobar 1, 2022. Haddii caddeyn la bixiyay ka dib inta uusan mulkiilaha gurigu gudbinin kiiska iska joojinta ijaarka, maxkamaddu way joojin doontaa kiiska ilaa laga gaarayo Oktoobar 1, 2022, ama codsiga laga ogolaaday ama la diiday. Ka dib Juun 30, 2022, bixinta caddeyn codsi oo loogu talagalay taageerada dhanka ijaarku joojin mayso dacwada maxkamadeed ee iska saarida guriga.