SHARCIGA CUSUB EE JOOJINTA ISKA SAARIDA GURIGA EE GOBOLKA OO DHAN AH
Authored By: Oregon Law Center and Legal Aid Services of Oregon
- Read this in:
- Arabic / العربية
- Chuukese / Chuuk
- English
- Spanish / Español
- Marshallese / Kajin M̧ajeļ
- Mandarin Chinese / 官話
- Russian / Pусский
- Somali / Soomaali
- Tongan / Tonga
- Vietnamese / Tiếng Việt
Waxaa jira sharciga cusub ee joojinta iska saarida guriga ee gobolka oo dhan ah (HB 4401) oo socon doona ilaa Juun 30, 2021. Tani macnaheedu waa, iyada oo ay jirto iska reebitaan kooban, mulkiilayaasha guryaha ugama saari karaan ijaartayaasha bixin la’aanta lacagta ijaarka ama sabab la’aan ilaa laga gaarayo Luulyo 2021.
Sii mai le 6-itulau PDF ma faʻataʻitaʻiga tusi (Download the 6-page PDF with sample letter)
- PDF File size: 173.05KB